Tools
Register Login

Altacliim Online

Home Academy

LOADING
PREV
NEXT
http://altacliimonline.com/components/com_gk3_photoslide/thumbs_big/913427Lessons.jpg
http://altacliimonline.com/components/com_gk3_photoslide/thumbs_big/526846Muslim_Babies_Reciting_the_Holy_Quran.jpg
http://altacliimonline.com/components/com_gk3_photoslide/thumbs_big/673266student.jpg
http://altacliimonline.com/components/com_gk3_photoslide/thumbs_big/646487img0022.jpg

Machadka Altacliim Online

  • Kusoo dhawoow Altacliim.
  • Casharada la bixinayo aya…
  • Bushaaro Bushaaro...
  • ogeeysiis

Kusoo dhawoow Altacliim.

Shabakadan AltacliimOnline ayaa ah mid aad ka baran karto duruus diini ah oo si toos ah wax laguugu dhigayo adiga oo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga qof yar iyo qof weynba

Sii Akhri

Casharada la bixinayo ayaa waxa ka mid ah.

Higaada Carabiga ta ugu saxsan, Barashada Quraanka Kariimka iyo Xifdigiisa Tajwiidka,Barashada Luqada Carabiga, Caqiidada, Fiqiga, Xadiiska, Iyo Siiradii Rasuulka CSW

Sii Akhri

Bushaaro Bushaaro...

Dhamaan Umada soomaaliyeed ee ku nool dunida daafaheeda waxeynu ugu bushaareyneynaa in machadka Daarul Tacliim uu diyaar kuula yahay waxbarasho tayo leh iyo macalimiin taqasusu u leh.

Sii Akhri

ogeeysiis

madooneeysaa waxbarasho tayadeedo sareeyso madooneeysaa inaad qu'raan sifudud kubarato kuna xafido mudo gaaban adiga iyo ubadkaagaba meelkasta oo aad dunida kajoogtaan hadii ay jawaabtaadu haa tahay hadaba hora u gaar

Sii Akhri
OGEYSIIS:
Machadka Altacliim Online Wuxuu kuu diyaariyay barashada quraanka kariimka & diinta islaamka kaa oo ku bixi doona afkeena hooyo.
Machadka Altacliim Online Wuxuu kuu diyaariyay barashada quraanka kariimka & diinta islaamka kaa oo ku bixi doona afkeena hooyo.
Thursday, 23 May 2013

Machadka Altacliim Online

Machadka Altacliim Online

Machadka Altacliim Online waa Shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga xafiiskaga, waxna ka dhigan kara caruur iyo waayeelba. Machadkan Altacliim Online waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ku nool yihiin Soomaalida. Faah faahinta  Machadka:-Machadkan Wuxuu duruusta ku bixinayaa si maqal iyo muuqaal toos ah iyada oo la adeegsanayo teknolijiyada ('Internetka')Hadaad rabto in aad is qorto Machadka ama aad tijaabisid waxaad u baahantahay: - Computer - Internet - Microphone ama sameecad - Web camera. marka aad soo diyaar-garoowdo fadlan kala soo xiriir tilifoonada hoos ku qoran si aanu kuu caawino. Tel: 0013473445772

Read more

Bushaaro bushaaro

Bushaaro bushaaro

Waxaa loogu bishaareynayaa bulsho weynta soomaaliyeed  meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Altacliim Online duruus casriyeeysan  oo  laguugu dhigi doono  online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad   safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharaxo xiisadaha  ama casharada laguu dhigi doono hadii uu Allah SWT raali ka noqdo waa sidan soo socota waxaa  la guu dhigi doonaa...     - Higaada Carabiga ta ugu saxsan - Barashada Quraanka Kariimka ah iyo Xifdigiisa Tajwiidka - Barashada Luqada Carabiga - Caqiidada - Fiqiga - Xadiiska - Iyo Siiradii Rasuulka CSW

Read more

Fadliga Quranka Kariimka

Fadliga Quranka Kariimka

Quraanku waa hadalkii illaahay ee uu ku soo dajiyaay nabigiisii muxamed (NNKH) isagoo usoo mariyay malaku jibriil quraanka wuxuu leeyahay fadli badan barashadiisa, baridiisa & akhriskiisa sidaasi darteed qof kasta oo inaga mid ah waan in uu dhaqan iyo caado kadhigto qur'aanka faa'iidada qur'aanku waa mid aan lasoo koobi karin hadaba riix hoos si aad u akhrisid xadiiska nabiga csw oo kusaabsan qur'aanka

Read more

Fadlan ilaali shuruudahaan.

Fadlan ilaali shuruudahaan.

fadlan waa inaad ilaalisaan waqtiga xiisadaha Hadii ay hawli kula soo daristo ama ay waxkale kugu yimaadaan lasoo socodsii maamulka Waa in arday kastaa yar iyo weynba uusoo xafida casharadiisa Waaa in waalidku uu agjoogaa ardayga inta casharada la dhigayo hadii aanu jirin wax cudurdaara inta casharada la bixinayo waa in aan lagu mashquulin TV ama Telefoon IWM Waa in leyska demiyo Mahadsanadiin

Read more